1 Dec 2019
Warbixin ku saabsan Qiimeynta Khilaafka ee Dowlad Goboledka Galmudug
Falanqayn Ku Saabsan Deeganka Aragtidooda
Daraasadaan waxay baaris ku sameysay nooca iyo habka is rogrogidda khilaafaadka Galmudug. Qiimeyntu waxay baartay khilaafaad kala duwan oo gobolka ka dhex jira iyo jilayaasha doorka ugu muhiimsan. Waxaa kale oo ay qiimeyntu baartay habkii horay khilaafka Galmudug loogu xallin jiray, iyo jilayaasha doorka muhiimka ah ka ciyaara xallinta khilaafka iyo geedi-socodka dib u heshiisiinta. Intaa waxaa dheer in aan baarnay fikrada iyo aragtiyo ay ka mid yihiin federaal, nidaamka 4.5 iyo guud ahaan ka qeybgalka siyaasadda Galmudug. Ugu dambeyntii, daraasadaan waxay baartay caqabada kala duwan oo ku gudban xallinta khilaafka iyo geedi-socodka dib u heshiisiinta, iyo sidoo kale, baahida deg degga ah ee uu shacabka reer Galmudug qabo markii loo eego nabad iyo khilaaf.
Authors
Abass Kassim Sheikh, Janel B. Galvanek, Pascal Grimm
Thanks for your interest
If you find this publication useful, please consider making a small donation. Your support enables us to keep publishing.