Read takeaways from THE BERLIN MOOT 2024

Read takeaways from THE BERLIN MOOT 2024

22 Jun 2017

Wadahadalada asaasiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle

Talooyin Federaalka ku saabsan oo aay dadka deegaanka qeyb ku leeyihiin

Warbixintaan iyo talooyinka la socdo waxa asal u ah mashruuc aay Berghof Foundation 2015-2016ki ka fulisay Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Kaasoo lagu magacaabay “Dhismaha Federaalka ayadoo loo maraayo wadahadalka Dawladaha Hoose”. Hal qeyb oo mashruucaasi ka mid ah waxuu ahaa fulinta shirar lix ah oo kala duwan kuwaasoo muddo lix casho ah socday oo aay ku dhawaad 60 qof ka qeybqaateen. Tani waa warbixin soo koobeyso arimihii ugu muhiimsanaa ee lagu falanqeyay lixdaas shirar oo la xiriira habka Federaalka, doorka aay Dawlad Hoose ku leedahay nidaam Federaal ah iyo sida deg degta ah ee uu Gobolka Hirshabelle ugu baahanyahay xalinta khilaafaadka iyo dib u heshiisiin.


Authors

Janel B. Galvanek

 

Share this publication

Thanks for your interest

If you find this publication useful, please consider making a small donation. Your support enables us to keep publishing.