THE BERLIN MOOT – A conference pioneering new approaches to peace: 17-18 April in Berlin

THE BERLIN MOOT: A peace conference on 17-18 April

8 Feb 2023

Buug-yaraha Wadahadalka Qaranka Hagaha Xirfadlayaashae

Nuxurka oo Kooban

Tobankii sano ee u dambeysay, Wadahalka Qaran ayaa loo arkaayay in ay yihiin aalad muhiim u ah ka hortagga kororka rabshadaha iyo maareynta qalalaasaha siyaasadda iyo kalaguurka. In kasta oo laga yaabo in si ballaaran uga hadlaan dowladaha qaran, dhinacyada mucaaradka, kooxaha bulshada rayyidka iyo dhaqdhaqaaqyada hubeysan, iyo sidoo kale siyaasadda caalamiga ah, hawl-wadeennada, kooxaha diblumaasiyiinta iyo deeq-bixiyeyaasha, caanimadooda illaa iyo maanta ma aysan barbar dhigin fikradda cad. Waxaa aad u yar khayraadka la-hayo ee hagitaan wanaagsan oo dhammaystiran iyo taageero dhab ah lagu-siin lahaa kuwa sahaminaya Wadahadal Qaran oo xal suuragel ah u noqon kara ka-gudbidda ismari-waaga siyaasadeed, xaaladaha isku-dhaca kala-qaybsanaanta keenaya, dhacdooyinka isku-dhaca kala-qaybsanaanta keenaya ama xilliyada kalaguurka ee qalalaasaha leh.


 

Share this publication

Thanks for your interest

If you find this publication useful, please consider making a small donation. Your support enables us to keep publishing.