Join the THE BERLIN MOOT online on 17 April: From 9:30-17:30 CEST all panels will be livestreamed.

Wacth the THE BERLIN MOOT livestream

16 Jan 2018

Warbixin lagu qiimeynaayo Colaadaha Gobolka

Hirshabeelle, Soomaaliya

Warbixintaan waxay ka hadleysaa arimaha Soomaalida khuseeya iyo waxa aay ka aaminsanyihiin colaadda iyo dib u heshiisiinta, gaar ahaan kuwa dega gobolka Hirshabelle. Warbixinta waxay diiradda saareysaa aragtida ku saabsan amniga guud ee degmooyinka, colaad aha noocyadooda kala duwan ee ka jira degmooyinka, arimo muhiim ah oo colaadda huriya, dadka ugu muhiimsan ee colaadda qeybta ka ah, hindisayaasha hadda jira ee colaadda lagu maareyo, caqabadaha hortaagan dhex dhexaadiyasha, iyo baahida iyo shuruudaha ku x iran dib u heshiisiin iyo dhex dhexaadin.


Authors

Abass Kassim Sheikh

 

Share this publication

Thanks for your interest

If you find this publication useful, please consider making a small donation. Your support enables us to keep publishing.